WARARKA MAANTA

DHAGEYSO: Somali Airlines oo dib u shaqa billaabeysa

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Salaad ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay waddo dadaallo kala duwan oo lagu doonayo in

Continue Reading »

Qeybta WARARKA MAANTA

DAAWO: Suldaankii ugu horeeyay oo ku riyooday Isagoo madaxweyne ah (Muxuu qaban Lahaa)

Suldaan Cali oo kamid ah waxgaradka Somaliland ayaa sheegay inuu u riyooday isagoo ah madaxweynaha maamulkaas isla markaana xilkaas la wareegay. “Waxaan ku riyooday anoo

Continue Reading »

WARARKA MAANTA Archives

Chelsea oo la soo wareegtay Alvaro morata
- Jul 19, 2017
Kooxda chelsea ayaa la soo wareegtay laacibka u dhashay wadanka Spain Alvaro Morata aduun lacageed oo gaaraaya 68 milyan ee gani istarliinka ah. Gool dhaliyaha afka hore oga dheela kooxda Realmardid ...
Dowlada Soomaaliya oo amar cusub ku soo rogtay shirkada diyaaradaha turkish airline.
- Jul 19, 2017
Wararka naga soo gaaraayo magaalada muqdisho ayaa sheegaayo in dowlada soomaaliya ku amartay shirkada diyaaradaha ee turkish airline in aysan soo qaadin qof aan haysan dalku galka soomaaliya "visaha wadanka ...
DHAGEYSO: Faah faahin Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho
- Jul 19, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Gaari oo galabta ka dhacay wadada ka baxda daljirka Daahsoon ee aada dhanka isgoyska Jubba, sida ay Risaala u sheegeen wariyeyaal tagay goobta ...
DEG DEG: Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho
- Jul 19, 2017
Qarax Gaari ayaa goor dhow ka dhacay ka baxda dalka jirka Daahsoon ee aada dhanka isgoyska Jubba, sida ay Risaala u sheegeen wariyeyaal tagay goobta uu Qaraxa ka dhacay. Qaraxan ayaa ...
Dhageyso:Dad shacab ah oo lagu laayey Gobolka Mudug
- Jul 19, 2017
Wararka inaga soo gaaraya degaan ka tirsan gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay dad shacab ah, sida uu soo sheegayo Wariyaha warbaahinta Risaala uga soo warama ...
Aqoon intee le’eg ayey u leeyihiin bulshada Sommaliyeed dowladnimada.
- Jul 19, 2017
Tirakoobkii ugu denbeeyey ee laga sameeyey soomaaliya , waxaa lagu sheegay bulshada soomaaliyeed boqolkiiba todabaatan iyo shan in ay ka yar yihin sodon sanno. Waxaan halkaas ka qiyaas qaadan karnaa waayo ...
Halyey Cabdi Bile Cabdi oo soo Bandhigay Hibbada Alle siiyey Soomaalida
- Jul 19, 2017
Orodyahanka Soomaaliyeed ee Caanka ah Cabdi Bile Cabdi ayaa wuxuu ka Warbixiyey Sooyaalka Noloshiisa , Maalmihii Wacnaa iyo Guulihii kala duwanaa ee Orodka uu ka gaadhay , isagoo 1987-dii Qaaday ...
DAAWO VIDEO:-Qaabkii ay udhacaday kalsooni kala noqoshada Wasiirada Puntland ee Magaalada Garoowe
- Jul 18, 2017
Waxaa maanta xilka laga xayuubiyey wasiirada dowlada Gonoleedka Puntland oo kal dhaweeyd soo magacaabay madaxweyne Gaas. Wasiirada ayaa lagu eedeyey in in ay lunsadeen lacago aysane qaban howlihii loo diray ee ...

Next Page »