WARARKA CIYAARAHA

Chelsea oo la soo wareegtay Alvaro morata

Kooxda chelsea ayaa la soo wareegtay laacibka u dhashay wadanka Spain Alvaro Morata aduun lacageed oo gaaraaya 68 milyan ee gani istarliinka ah. Gool dhaliyaha

Continue Reading »

Qeybta WARARKA CIYAARAHA

Kooxda Arsenal oo guul dirqi ah ka gaartay kooxda Bayer

Kooxda Arsena ayaa guul ka gaartay kooxda Bayer Munich kadib markii ay iskaga horyimaadeen International – Champions Cup. Goolka waxaa la hormartay kooxda Bayer kadib markii ay leheen

Continue Reading »

WARARKA CIYAARAHA Archives

Arsenal iyo Jevuntus oo ku heshiiayay kala iibsiga Goolhaye Wojciech Szczesny.
- Jul 17, 2017
Kooxaha Arsenal iyo Juventus ayaa ku heshiyay kala iibsiga Goolhayaha reer Poland ee si amaah ku joogay Kooxda Roma ee ka ciyaarta horyaalka Talyaaniga.  goolhaye Szczesny ayaa booksiisa ku guuldaraystay sanadii ...
Man United iyo Inter Milan oo ugu danbayn ku heshiiyay kala iibisiga Xidiga Ivan Perisic
- Jul 17, 2017
Kooxda Man United ayaa lagu soo waramayaa in ay ugu denbayn  Inter Milan kala heshiisay qiimaha xiddiga khadka dhexe ee xulka qaranka Croatia ee Ivan Perisic. Man United ayaa ogolaatay in ...
Liverpool oo war farxad leh kaga soo yeeray daafaca Kooxda Southampton.
- Jul 16, 2017
Macalinka Kooxda  Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa bartilmaameedka kowaad ee xoojinta difaaca kooxdiisa xagaagan ka dhigtay Virgil van Dijk laakiin kooxaha Liverpool iyo Southampton ayaa isku maandhaafay  xaalada xidigan kadib markii ...
Xidig iskaga hayaamay kooxda Manchester United Rooney oo diginin u diray Lukaku..
- Jul 16, 2017
Romelu Lukaku ayaa awood u leh inuu noqdo xiddig ka tirsan kooxda Manchester United, laakiin cadaadis iyo tijaabo adag ayuu wajihi doonaa, sida uu aaminsan yahay Wayne Rooney. Wayne Rooney ayaa ...
Andrea Belotti oo doortay Kooxda uu ku biirayo xili ay Kooxaha qaarada Yurub aad u raadinayaan xidigaan.
- Jul 16, 2017
Xidiga u ciyaaro Kooxda Torino ee ka dheesho horyaalka wadanka Talyaaniga ayaa lagu soo waramayaa in uu doortay Kooxda uu jecelyahan in  uu ku biiro xagaagaan asagoo doortay Kooxda ka ...
Weerar yahanka da,da yar ee Kooxda Manchester Rashford oo Cashar hordhac ah u dhigay Lukaku xili ay Man Unted garaacday LA GALAXY
- Jul 16, 2017
Weraryayanka qaranka England iyo Kooxda Man United a ayaa 2 gool ku dhaliyay 20 daqiiqo gudahoood  asagoo tusay Mourinho in uu yahay weear yahann aan la fudidaysan karin. Kooxda Man United ...
Laacibka Kooxda Arsenal Alexis Sanchez oo sheegay in uu go,aan ka gaaray mustabalkiisa.
- Jul 16, 2017
Weeraryahanka Kooxda Gunners  Alexis Sanchez ayaa hadal aan u fiicnay nagaha taageerayaasha Arsenal ku dhawaaqay kadib markii uu sheegay in uu doonayo in uu ka ciyaaro horyaalka qaarada Yurub eee ...
War Dag Dag ah: Rooney oo Xarunta tababarka ee Everton soo gaaray asagoo si rami ah ugu biirayo Kooxda Everton.
- Jul 8, 2017
Kabtanka xulka qaranka England ahna  sidoo kale Kabtanka  kooxda Manchester United ee Wayne Rooney ayaa  lagu soo waramayaa in uu hadda soo gaaray xarunta tababarka kooxdiisii hore  Everton iyada oo heshiiska ...

Next Page »