WARARKA CAALAMKA

Bas dalxiis oo marayay koonfurta dalka Jermalka: 18 qof ayaa ku dhimatay qaarka lana way ku dhaawac meen

18 ruu ayaa ku dhimatay halka 30 ruuxna ka baxsatay kuwaas oo qaarka mid ah ay soo gaareen dhaawacyo halis ah kadib markii oo dab

Continue Reading »

Qeybta WARARKA CAALAMKA

Maxkamada ICC oo dalbatay in loo soo gacan galsho wiilka uu dhalay Qadaafi….

Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah (ICC) ayaa ku baaqay in lasoo xiro Saif al-Islam Gaddafi, wiilka hogaamiyahii hore ee Libya, Muammar Gaddafi, kaas oo la sheegay

Continue Reading »

WARARKA CAALAMKA Archives

Dagaallo khasaare geeystay oo ka dhacay Gobollada Hiiraan iyo Galgaduud.
- Jun 14, 2017
Wararka haatan naga soo gaaray deeganka Baanyaaley ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in halkaasi u iska horimaad u ku dhaxmaray maleeshiyaad kala tabacsan labo beelood oo ka soo kala jeeda ...
Dowlada Sacuudiga oo hanjabaad isoo dirtay Dolwada Soomaaliya ku aadan arimaha Qatar
- Jun 11, 2017
Dowlada Sacuudiga ayaa Soomaaliya ugu hanjabtay in xariirka u jari doonto hadii ay xariirka u jari weyso wadanka Qatar sida ugu dhaqsaha badan. Sidookale Sacuudiga ayaa ka dhawaajiyey in aysan siin ...
Madaxwaynha Maraykanka Donald Trump oo ugu baaqay Dowlada Qadar in ay joojiso Argagixiso taageerida.
- Jun 10, 2017
Madaxwaynha Maraykanka ayaa lagu soo waramayaa in uu dowlada Qadar ugu baaqay in ay joojiso maalgalinta ay siiso ururada  Argagixisada. Dhanka kale wasaarada arimaha dibada Maraykanka ayaa ku baaqday in Qadar ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo kormeeray dhismaha Xabsiga Gaalkacyo.Sawiro
- Jun 8, 2017
Xabsi laga hirgelinayo duleedka  koofureed ee magaalada Gaalkacyo kuna fadhiya dhul dhan 500 mitir ayaa waxaa maanta  kormeeray  madaxweynaah Galmudug Axmed Ducaale Geelle “Xaaf”. Madaxweynaha Galmudug  oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka ...
Daawo Sawirada: Maraykanka oo tijaabiyey Gantaal nooca Sawaariikhda ka hor taga ah oo Qarash badan uu ku baxay
- May 31, 2017
Dowlada Mareykanka ayaa markii ugu horeysay tijaabisay Gantaal casri ah oo loogu tala galay in hawada ku qabto kana hortago Gantaalaha qaaradaha isaga gudba hadii lagu soo weeraro dalka Mareykanka. Gantaalkan ...
Faahfaahin+Sawirro: Qarax ay ku dhinteen 50 qof ayna ku dhaawacmeen 300
- May 31, 2017
Qarax aad u xoogan,  ayaa ka dhacay irida hore ee Madaxtooyada dalka Afghanistan, saaka oo Arbaco ah, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.  Qaraxa oo ka dhashay gaari ...
Dowlada Chinaha oo dishay Jawaasiis u shaqeynaayey dowlada Mareykanka
- May 21, 2017
Dowlada Shiinaha oo kamid ah dowladaha xiligan ugu awooda badan Dunida ayaa dishay jawaasiis badan oo la sheegay in ay u shaqeenayeen una basaasayeen dowlada Mareykanka. Sida ay ku waramayaan Wakaaladaha ...
Dowlada Ivory Cost oo heshiis la gashay ciidamadii Gadoodsanaay
- May 16, 2017
Ciidamadan ayaa dibadbaxyo ka dhigayay magaalooyinka waaweyn iyo guud ahaan dalkaasi oo dhan tan iyo Jimcihii la soo dhaafay. Wasiirka difaaca ee waddanka Ivory coast oo ka hadlay telefishinka qaranka ee ...

Next Page »