MAQAL-MUUQAAL

DAAWO: Suldaankii ugu horeeyay oo ku riyooday Isagoo madaxweyne ah (Muxuu qaban Lahaa)

Suldaan Cali oo kamid ah waxgaradka Somaliland ayaa sheegay inuu u riyooday isagoo ah madaxweynaha maamulkaas isla markaana xilkaas la wareegay. “Waxaan ku riyooday anoo

Continue Reading »

Qeybta MAQAL-MUUQAAL

DHAGEYSO: Faah faahin Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Gaari oo galabta ka dhacay wadada ka baxda daljirka Daahsoon ee aada dhanka isgoyska Jubba, sida ay Risaala

Continue Reading »

MAQAL-MUUQAAL Archives

Dhageyso:Dad shacab ah oo lagu laayey Gobolka Mudug
- Jul 19, 2017
Wararka inaga soo gaaraya degaan ka tirsan gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay dad shacab ah, sida uu soo sheegayo Wariyaha warbaahinta Risaala uga soo warama ...
DAAWO VIDEO:-Qaabkii ay udhacaday kalsooni kala noqoshada Wasiirada Puntland ee Magaalada Garoowe
- Jul 18, 2017
Waxaa maanta xilka laga xayuubiyey wasiirada dowlada Gonoleedka Puntland oo kal dhaweeyd soo magacaabay madaxweyne Gaas. Wasiirada ayaa lagu eedeyey in in ay lunsadeen lacago aysane qaban howlihii loo diray ee ...
DHAGEYSO: W. Arrimaha Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay Qurbajoogta dalka ku sugan “SAWIRRO”
- Jul 18, 2017
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadatashi ah la qaadatay dadka Qurbajoogta ah ee dalka ku sugan oo isugu jiray masuuliyiin dalka xilal ka haysa, sida ...
DHAGYESO:-Banaanbax xoogan oo ka socda magaalada Gaalkacyo
- Jul 18, 2017
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug maanta waxaa ka dhacay Banaanbax balaaran, sida uu soo sheegayo Wariyaha Risaala ee magaaladaasi. Banaanbaxan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Dhalinyarada labada dhinac ee Puntland ...
DHAGEYSO:-Dagaal beeleed lag naxo oo dib uga bilow magaalada Balcad
- Jul 18, 2017
Warar laga naxo ayaa kasoo baxaya xaaladda degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe halkas oo saacadihii lasoo dhaafay ay ku dagaalamayeen beelo wada dega. Dagaalkii ugu dambeeyay ayaa soo gaaray ilaa shalay galinkii dambe kaas ...
DHAGEYSO:-Cabdiwali Gaas oo ka hadlay faa,iida ku jirta wax aqrin…
- Jul 18, 2017
Madaxweynah Dolwlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu ka hadlay faa iidooyinka ay leeyihiin  Wax aqarinta iyo wax qorista oo aan ku badneen Bulshada Soomaaliyeed. Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in ...
DHAGEYSO:-Faa,iidada ku jirta shaqo ka bilaabista Kenya Airweys Muqdisho
- Jul 18, 2017
Dawlada Soomaaliya ayaa kuguuleysatay in dib usoo celiso wada shaqeyntii kala dhaxeysay Kenya dhinaca Duulimaadka Diyaaradooda. Shirkada Kenya Airweys ayaa muddo 27 Sano kadib waxay bilaabi doontaa duulimaadkeedii Magaalada Muqdisho taasi oo ...
DHAGEYSO:-Xukuumada Soomaaliya oo ku dhawaaqday in ciidamo gaar ah loo sameenaayo magaalada Muqdisho
- Jul 18, 2017
Maxamed Abuukar Isloow Ducaale Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in la sameyn doono Ciidamo gaar ah oo xaqiijiya amniga Caasimadda Muqdisho. Waxa uu sheegay in Ciidamadaas ay sugi doonaan Amniga Madaxda Qaranka iyo ...

Next Page »