WAR DEG DEG:-Shaqaale Samofal ah oo lagu afduubay deegaano ka tirsan Koonfur Galbeed

7 qof oo shaqaale ka ahaa hay’ad ka howgaleysay Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya ayaa lagu afduubtey inta u dhaxeyso degmooyinka Buur-hakabo iyo Baydhabo iyagoo kusoo socdey magaalada Baydhabo.

Shaqaalaha la afduubtey ayaa dhamaantood ahaa dad Soomaali ah oo watey gaarigii ay kasoo kaxeysteen magaalada Buur-hakabo.

Ilaa iyo hadda lama ogga cida Afduubatay, laakiin warar ayaa sheegaya in halka lagu Afduubtay Shaqaalahaasi ay ka taliyaan dagaalyahanada Al-Shabaab.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Click here to add Widgets