Trump iyo Putin oo markii ugu horeysay ku kulmay Jarmalka.Video

Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Ruushka ayaa heshiis cusub oo xabbad joojin ah ka gaaray Dagaalka mudada dheer ka socda Dalka Suuriya.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin markii ugu horeeysay ku kulmay Magaalada Hamburg ee dalka Jarmalka halkaasoo ay uga qayb galayaan shirka G20.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Click here to add Widgets