RW Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo sameeyey laabo ay ku farxeen shacanka Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa Markii ugu horeysay sameeyay Cinwaan email uu ugu talo galay inay Shacabka Soomaaliyeed ku soo gudbiyaan Aragtidooda, sida Fikradaha, Talooyinka iyo cabashada.

Emailkan uu sameeyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyrre ayaa ah sidan: Fariimaha@opm.gov.so.Waxaa arrintan soo dhoweeyey shacabka Soomaaliyeed oo helaya fursad ay toos ugu gudbin karaan cabashadooda iyo Fikraddooda ku aadan xaalada wadanka.

Waa markii ugu horeysay ee raisul wasaare Soomaaliyeed uu qaadayo talaabadan oo lagu tilmaamay mid toos isugu xireysa shacabka iyo madaxdooda, iyadoo aan loo dhexeynin.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Click here to add Widgets