Maxadweyne ku xigeenka Galmudug oo socdaal ku tagay dalka Ingiriiska oo wareysi bixiyey (Daawo video)

Maxadweyne ku xigeenka Galmudug ayaa socdaal ku tagay dalka Ingiriiska, waxaana wareysi la yeeshay wareyaha TV HORN CABLE Duraan Cabdullahi Shirwac.

Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey) ayaa sheegay in socdaalkii oo aheen howl shaqo laakiin Caruurtiisa soo booqday ay mudo kala maqnaayeen sidookale waxa ka hadlay xaalada Galmudug iyo waxyaabo kala oo xasaasi ah.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Click here to add Widgets