Dowladda Soomaaliya oo amarro ku soo rogtay Shirkadaha leh ciidamo gaar ah.

Wareegto kasoo baxday wasaaradda ayaa lagu faray shirkadaha in muddo 30 cisho ah ay kusoo diiwaangeliyaan taas oo ka bilaabatay 2-dii bishan, waxaana ay wasaaraddu sheegtay ciddii aan mudadaasi isku soo diiwaangelin in laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan.

Halkaan hoose ka akhriso wareegtada:

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Click here to add Widgets