Dhageyso:-Madaxweynaha Soomaaliya oo qodbad qiiro leh ka horjeediyey Barlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qodbad aad u qiiro badan ka horjeediyey Barlaamanka Soomaaliya kala fadhigoodii labaad ee maanta.

Maxamed Abdullahi Farmaajo ayaa ka hadlay dhowr qodob oo muhiin Barlamaanka Soomaaliya.

Madaxwenaha ayaa qodbada oo jeediyey socotay mudo waana midii ugu dheereed in uu xilka madaxtinimada Soomaaliya haayey, waxa uu codsi ujeediyey Barlamaanka kaasoo ku qotomay dhowr arimood oo mudiin ah.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHAGEYSO WARBIXINTA

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Click here to add Widgets