DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo qodbad ka jeediyey kala fadhiga labaad ee Barlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Galmudug Xaaf ayaa maanta waxaa qodbad oo kula dar daarmayo Barlaamaanka Aqalka Sare, waxa uu sheegay in howlo badan ay horyaalaan loona baahan si wanaagsan loola shaqeeyo dowlada Soomaaliya.

Ahmed Ducaale Geel Xaaf ayaa Baarlamaanka usheegay in ay si dhab ah u gutaan waajibaadkii loo soo doortay ayna markii ay fasaxa  heshaan aad dib ugu noqotaan goobihii la idinka soo doortay ama deegaanadii aad mataleeyseen.

Madaxweynaha Galmudug ayaa la filaa in oo dib ugu noqdo magaalada cadaado iyo xarunta oo hogaamiyaha ka yahay waxaana horyaala howl badan ay kamid yihiin in oo soo dhiso golihiisa Wasiirada Galmudug.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXINTA

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Click here to add Widgets