Dhageyso Galmudug oo Ka Jwaabay Edeyntii Puntland Shegayna in Puntland ay Dagaal ku Qaaday Xoolo Dhaqatada Galmudug Lagana Jwaabi dono Hadii..

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug ee dawlad gobaleedka Galmudug Axmed Shire Qoodaar oo Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa si kulul uga hadlay xiisada kasoo cusboonaatay bariga gobalka mudug

Qoodaar ayaa sheegay in ciidanka puntland ay weerar ku qaadeen xoolo dhaqato reer galmudug ah oo ku sugnaa inta u dhaxaysa deegaanada xanan godadeed iyo jeexdin ee bariga gobalka mudug halkaasna ay ku dileen hal ruux xoolo fara badana ay ku dheceen ciidanka puntland.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Click here to add Widgets