Dhagayso: Galmudug Oo Puntland Ku Eedaysay In Uu Ka Socon Waayay Hashiiskii Gaalkacyo Lagu Gaaray (Sababta)

Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug Maxamed Xayir Nuur Ayaa Sheegay in Heshiiskii Gaalkacyo Ay Ku Gaareen Galmudug iyo Puntland Qodobo Ka Mid Ah Aysan Wali Fulin wuxuuna tilmaamay in qodobadaasi ay ka fuli waayeeen dhinaca maamulka puntland.

Maxamed Xayir Nuur wasiirka arimaha gudaha iyo dawladaha hoose ee galmudug oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in galmudug ay fulisay qodobadii lagu hashiiyay balse wuxuu nasiib daro ku tilmaamay in qodobada hashiiska qaarkood ay wali ka socon la.yihiin dhinaca puntland.

Hadalka wasiirka arimaha gudaha galmudug maxamed xayir nuur ayaa imaanaya xili hashiis ka kooban 7 qodob ay bishii lasoo dhaafay ku gaareen gaalkacyo maamulada galmudug iyo puntland balse wixii hashiiskaasi ka dambeeyay uu gabaabsi galay xariirka labada dhinac.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO WARBIXINTA

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Click here to add Widgets