DAAWO VIDEO:Dhalinyaro reer Muqdisho oo soo bandhigtay muuqaalo cajaa,ib ah.

Dhalinyaro reer Muqdisho ah ayaa waxa ay soo bandhigeen muuqaalo aan horey looga arkin Soomaaliya oo dhan kasoo ka yaabiyey caalamka iyo Soomaalida.

Dhalinyarada ayaa waxa ay isku diyaarinayaan Tartanka Jirka dhiska iyo istijaabinta awooda mirqaha la isku adeegsado.

Doola tuskaan ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaana kasoo qayb galay qaybo kamid ah bulshada reer Muqdisho.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Click here to add Widgets