DAAWO VIDEO:-Xafladii ka dhacday Villa Soomaaliya oo Ciidamada Qaranka Soomaali Mushaarkoodka oo Gudi loogu doortay

Xaflad heer sare ay soo abaabushay dowlada Soomaaliyaa ayaa waxa ay ka dhacday Villa Soomaaliya waxaana ku sugnaa madaxweynaha Soomaaliya iyo RW Xasan Xasan Cali Khayre.

Xaflad ayaa ujeeda laga lahaay ayaa aheed in ciidamada Soomaaliya Mushaarkood la meel la saaro, waxaana lagu dhawaaqay laba gudi oo gacanta ku hayn doonto Mushaarka Ciidanka Qaran.

Dowlada ayaa Sooamaaliyaa dooneysa in ay ka madax banaanto Mushaaraakii dib uga imaan jiray oo lasiin jiray ciidamada Soomaaliya.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Click here to add Widgets