DAAWO VIDEO:-Sh.Baaruud oo ku dhaartay cidii danbe oo hor istaagta Qaranka in ay ugu gali doonaa Goobaha ay ku sugan yihiin ayna….

Sh.Baaruud ayaa aad uga soo horjeestay cidii xildhibaanada mooshinka oo maalihi ugu danbeeyey ku kacsanaa RW Xasan Cali Khayr kasoo la ogeen ujeedad ay ka lahaayeen.

Waxaa uu Sh.Baruud si cad ugu xumaaday kuwo duminaaya qaranka Soomaaliya oo dhuuni qaataha ah ay kasoo horjeedaan wixii hada kadib ahne ay ugu gali doonaan gooba walba ay ku sugan yihiin garaaci doonan.

Sidookale waxa uu sheegay in wixi Qaran duminaa bari ka yihiin laakiin hadii uu mooshinka yahay mid qaranka Soomaaliya dhisaaya ay taageeri doonaan.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Click here to add Widgets