DAAWO VIDEO:-Faysal Cali Waraabe oo meel fagaaro ah ugu hanjabay labo masuul oo caan ah

Faysal Cali Waraabe ayaa mar kale weerar ku qaaday dowladda Soomaaliya isagoo markaan tilmaamay in madaxweynaha dalka Jabuuti ismacil Cumar Geelle uu hor taagan yahay gooni isu taaga Somaliland.

“Madaxweynaha Jabuuti ayaanan dooneyn inaan ka go’no Soomaaliya, laakiin taas waligeyn ma ogolaan doono”ayuu yiri Faysal Cali Waraabe.

RIIX HALKAN: DAAWO MUUQAALKA

Dhanka kale, Faysal Cali Waraabe ayaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ku sheegay nin aanan quusaneyn.

Marar badan ayuu Faysal Cali Waraabe ka hadlay arinta ka dhex taagan Somaliland iyo dowladda Soomaaliya oo uu sheegay ineysan waligood raaci doonin

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Click here to add Widgets