DAAWO VIDEO:-Dowlada Ethiopia oo kusoo xadgudubtay Badda Qaranka Soomaaliyeed

Dowlada Ethiopia ayaa waxa ay kusoo xadgudubta Badda Qaranka Soomaaliyeed ayaga oo sheegay in ay baacsanayaan Burcad baddeed.

Waa su,aalee maxaa dowlada Ethiopia ka quseeya ilaalinta Badda Soomaaliya shircigeed u fasaxay?

Dalka Soomaaliya ayaa noqday mid dayacan oo cidii kaste iska soo haweensanee mana jirto awood ilaalin karta ay leeyihiin ummada Soomaaliyeed.

Madaxda hada dalka ka talis waa kuwa kaliya ee rajo laga qabo on ay dib usoo celiyaan sharaftii Soomaaliyeed waana mid kaliya ee la iska celin karo cadawga dhulka Soomaaliya ku sugan.

Dowlada Soomaaliya iyo Ethiopia waxaa ka dhexeeya dagaal aan marnaba la qarin karin laakiin waxaa taas dabool saaray kooxda Al-Shabaab oo noqontay mid sahan u ah dowladaha shisheeye una sahashay in si fudud lugu soo galo ciida Soomaaliya waana qorshe ay ka danbeeyeen wadamada reer galbeedka ayne ugu horeysay dowlada Mareykanka.

HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Click here to add Widgets