DAAWO VIDEO:-Dadkii Soomaaliyeed bilo ka hor lagu duqeeyey Xeebta Yamen oo laga soo dejiyey Dekada Berbera..

Magaalada Berbera ee xarunta Gobolka saaxil waxaa laga soo dajiyay Shalay dooni siday 90 Qof oo kamid ahaa dadkii Qxootiga soomaaliyeed ahaa ee lagu duqeeyay dalka yamana , kuwaas oo ubadan dadka beegsada safarada ay kudoonayaan in ay kugalaan wamada yurub.

dadkan oo qaar kood haawcyo ay kamuuuqdaan ayaa laga soo dajiyay dekeda berbera.

dadkan ayaa kasoo kala jeeda Soomaaliland Puntland iyo koonfurta Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUUQAAL 

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Click here to add Widgets