DAAWO: RW Kheyre oo Wareysi Xasaasi ah uga hadlay Qorshaha DFS, Xariirka Maamuladda & Khilaafka Carabta

R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Wareysi xasaasi ah uga hadlay xaaladda Soomaaliya.

Wareysigan ayuu Xasan Cali Khayre uga hadlay arimo waa weyn oo ay kamid yihiin Qorshaha Xukuumada Soomaaliya  iyo Sida ay ku doonayaan inay usoo celiyaan Kaabayaashii Dhaqaalaha dalka, si ay Bulshadu u hesho Shaqooyin kala duwan, Wuxuuna ka hadlay Qorshaha ku aadan Dib u heshiisiinta, Cadaalada, Doorashada soo socota, iyo Arimo kale oo muhiim ah.

Dhanka kale, waxaa uu ka hadlay xariirka udhaxeeya maamul goboleedyada iyo dowladda dhexe.

Waxaa uu sidoo kale ka hadlay arimaha mooshinka ah ee la sheegay iney wadaan xildhibaano katirsan barlamaanka Soomaaliya iyo go’aankii ay DFS ka qaadatay khilaafka Carabta.

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Click here to add Widgets